Dalka Soomaaliya Dadkiisaa Leh W/Q Dhiblaawe

james

Waa arin u baahan dhamaanteen in aan si dhaw ula socono tilaabooyinka ku wajahan qaran kayaga Soomaaliya ee ay qaadayaan shisheeyaha iyo kuwa u shaqeeya ee callooshood u shaqeystayaalka ah, maxay rabaan kooxda uu hogaamiyo James Swan? Ogaada in duqaan iyo Uhuuru Kenyaata yihiin shirkad oo uu ka dhexeeyo ganacsi sida warshado iwm.

Dawlada UK maxay geed dheer iyo mid gaaban ugu fuushan tahay in ay  horumarka hadda ka jira Soomaaliya dib u celiso? (NIN HOOYADI CADCEED U JIIDEY AYEYDI HOOS MA GEEYO) siyaasadii  shalay uu shanta kuugu qaybiyey in laba ka mid ah midowdo oo dawlad awood leh noqdaan  buu qaadan la,yahay, Soomaaliya in uu kala diro oo meel aysan ka soo waaqsan geeyo ,weeye ujeedadiisu.

Waxaa oo dhan soo dhaafa ma garan la,nahay ujeedada Uhuuru iyo Ismaaciil Geele?

Uhuuru waa in badda iyo dhulka Soomaaliya qayb ka mid ah qaato, Cismaaciil Cumar Geelle waxaa u muuqata Soomaaliya oo shidaalkeeda iyo khayraadkeeda la soo baxda Jabuuti gooni u joogi meyso dadkana meel faqriya joogi maayaan ee Soomaalidooda bay dhinac ka raacayaan.

AU burburka Soomaaliya macaash badan bay ku heleen,sida ciidamada lacagta badan ay ku qaataan ee lagu sheego nabad ilaalinta Soomaaliya.

Haddaba dadka Soomaaliyeedoow sida ay muujiyeen beelaha Xamar ama Banaadir muujiya shacuurtiina in aan waxba naloo yeerin Karin  dawladayada iyo baarlamaan kayagana go,aankoodu yahay lama dhaafaan.Jawaabtu waa in degma kasta aan ka sameynaa Banaanbax lagu taageeraayo go,aankii golaha shacabka oo weliba Beesha lixaad iyo xalane lagu sameeyaa ,aan muujino dhammaanteen (SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH) Shisheeye) iyo dhuuniraacyada u shaqaynaaya aan dalka ka badbaadino.

Wabilaahi Towfiiq.W/Q DHIBLAAWE

1 Comment

  1. BANAAN BAXA HALASAMEEYO
    LOGA SOO HORJEEDO JAM3S
    SWAN IYO DHAMAAN KUWA
    RABO IN AAY NABAABIYAN
    Africanka ciidankoda dalka
    Hakabaxeeno waxay rabaan
    In aay musharka naguduqaatan
    Waligood African ku waa dad
    Bahan somalia parlaman ayay
    Ladahay go aan aay gaareen
    Ayaan ku qanacsanahay farmajo
    Waxx uu u tagay midka koongo utaliyo ee
    Jareerka ah wuu ushagay in
    Dal xor ah aan nahay oo lamid
    Wadamada aduunka, maxaadhacay
    Uhuro kenyata oo wakiil
    Ka ah ismacil cumar gele
    Iyo reer galbeed ayaa orad ku
    Tagay kinshasa wuu badalay
    Jararkii maxaayalay waa 2 jareer, hadii aan nahay
    Shabka somaliyed waxaan garab
    Taganahay dowlada somalia
    Xor ayaanahay africanka baahan waxaan lanahay waad
    Ceebowdeen awalba cabiid ayaad ubadnaydeen ciidankina
    Naga soosaara waxaad ushaqaysan reer galbeedka
    Uhuro iyo gale waan idin
    Ognahay waad nadhibteen
    Taariiqada ayaan waxa ku
    Qayabsan doonaa insha allaah
    Farmaajo waxaan layahay
    Wado fiican ayaad sarantahay
    Ee africanka cashir udhig
    Cadankii waad karbashtay
    Kuwaan gafuur culusta ah
    Waxa aay yihiin malahan
    Kii buurnaa ee gongo aad
    Utagta waxaas iyo waxa lamid
    Hautagin dalkada dhiso ciidanka kobci dhaqale
    Fiican gali Asc

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.