Eedeysanayaal Loo heysto Dilkii Gudoomiyihii Degmada Hodan ayaa la Horkeenay Maxkamad

Shuute

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa billowday dhageysiga eedeymaha rag loo haysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise Dhagajuun.

Marxuum Dhegajuun ayaa Bishii January ee sanadkan u geeriyooday rasaas ay ku fureen ciidamado ka tirsan Boliiska Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.