Daawo:Wasiirka Amniga oo sheegay inay ka hortageen dagaal lasoo Xawilay

wasiir

Wasiirka amniga XFS Xasan Xundubey Jimcaale oo goordhaw la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in ciidanku weerar ku qaaday guriga madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud.

Wasiir Xudumey ayaa sheegay inay soo afjareen Maleeshiyaad Qas kawaday Sanca iyo Jidka Sodonka, dhanka kale waxuu Wasiirka Amniga ugu baaqay Bulshada inaysan ka qayb qaadan dagaal lasoo xawilay oo Soomaaliya Dilaal ka yihiin shihseeyana loogu danaynayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.