Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta u gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Gobolada Somaliland.
Xubnahaan oo ka kooban lix Ruux ayaa kala ah Afar Xubnood oo heer Maamul ah, Hal Xubin oo Heer Federaal ah iyo Hal Xubin ah oo kamid noqoneysa Guddiga xalinta khilaafkaadka doorashooyinka, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin.
Leave a Reply