Maanta oo Axad ah waxaa si toos ah dib u bilawday Duullimaadyada Muqdisho iyo Nairobi kadib markii heshiis ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya & Kenya.
Xukuumadda Kenya ayaa hawada Soomaaliya ka xirtay Diyaaradaha Kenya ka safra marka laga reebo kuwa Gargaarka ee u shaqeeya Qaramada Midoobay, Caafimaadka iyo Ciidanka oo ay dalbatay in xitaa lala socodsiiyo waxa ay wadaan.
10-kii June 2021, Kenya waxa ay ku dhawaaqday in ay dib u furtay Xuduudda dhanka Hawada ah oo ay qaaday xayiraaddii safarka, waxaana soo dhaweysay Xukuumadda Soomaaliya oo dhankeeda dalbatay dib usoo celinta Danjire Lucas Tumbo.
Leave a Reply