Guudlaawe iyo Qoorqoor oo Yamamota waydiistay Gargaar Degdega

guudlaawe

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal,arrimaha doorashooyinka dalka, la dagaallanka argagixisada Alshabaab iyo arimaha bani’aadminimada.

Kulanka ayaa waxa dib uga soo biiray Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle waxayna safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto ka codsadeen in Dowlada Maraykanka gargaar ulasoo gaarto Maamulada Hirshabeele iyo Galmudug madaama ay ka jiraan Fatahaad iyo horumar la’aan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.