Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa waxay sheegeen inay ogolaasho Siinayaan Diyaaradaha qaadka ka Keena kenya ee isticmaala Garoomada diyaaradaha ee Magaalooyinka Galmudug.
Waxaa xusid Mudan inaysan Jirin Diyaarad Jaad keenta Deegaanada Galmudug, Jaadka hada yimaada deegaanda galmudug waa kan Itoobiya oo Gadiid ku yimaada.
Warqad Qoraala oo ka soo Baxday Wasiirka wasaarada Duulista Hawada maamulka Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud ayaa waxaa lagu sheegay inaan Diyaarad aan haysan ruqsada wasaarada Duulista Hawada galmudug inaysan jaad keeni karin deeganda Galmudug.
Leave a Reply