Munaasabadan Isbitaal Martino lagu gudoonsiinayay Agablaka Caafimaad oo ay ugu deeqeen Cutubyada Ciidanka Talyaaniga Soomaaliya ee loo yaqaano CIMIC EUTM, oo ay ka qeybgaleen Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa Agab Caafimaad lagu gudoonsiiyay maamulka Isbitaal Martino.
Leave a Reply