Dulimaadka Diyaradaha Caabudwaaq oo dib u bilowday kadib maleeshiyaad Xirteen Garoonka

diyaarad

Garoonka Diyaaradaha ku meel gaarka ah ee Degmada Caabudwaaq ayaa xirnaa labo Maalin kadib markii Maleeshiyaad beelood ay diideen inay diyaaradaha imaan jiray degmada kasoo dagaan.

Garoonka diyaaradaha ayaa maanta dib loo furay waxaana kasoo dagay Diyaarado kasoo duulaly caasumada Soomaaliya ee Magaalada muqdisho.

Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ayaa gabo gabo maraya waxaana la filayaa in dhawaan la furo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.