Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Wacyigalinta Soomaaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo warbaahinta kula hadlaayey Hargaysa ayaa waxuu eedeyn u jeediyey Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya Gaar ahaan Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Ra’iisalwasaare kuxigeenka Soomaaliya iyo Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdirraxmaan Ducaale Bayle.
Leave a Reply