Waxgaradka Qaar Kamida Beesha Murursade oo Shir ku qabtay Magaalada muqdisho ayaa waxay ka hadleen dhalinyaro ka tirsan Beeshooda oo Maamulka Puntland dil ku Xukemeen kuwaas oo dhawaan laga yaabo in la mariyo meeshii la mariyey Dhalinyaro 18 ah oo kasoo Jeeda Koonfurta Kuwaas oo Goob barxad lagu toogtay.
Leave a Reply