Guddoomiyaha Guddiga Maxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa waxay sheegtay Kurisigii aqalka Sare ee Beesheeda inay Xaqdaro ku qaateen Beesha Direed Xiligii Xasan Shiiq dalka Madaxwaynaha ka ahaa.
Leave a Reply