Tartan kubadda cagta oo ay ka qayb galeen Wasiirada Arimaha gudaha Maamul Goboleedyada Hirshabeele, Puntland, Galmudug, Koonfurgalbeed iyo Masuuliyiinta Gobolka Gedo laguna maamuusayay nabadda iyo is dhex galka ayaa lagu qabtay Magaalada Garbahaarey.
Leave a Reply