Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay jadwalka maamulka doorashooyinka ee ay soo saareen guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaalka FEIT.
Madaxwayne Axmed ayaa guddiga kula dardaarmay in ay hirgaliyaan doorasho xor iyo xalaal ku dhacda kuna dhacda wakhtigii loogu talagalay.
Leave a Reply