Daawo:Bulshada Gedo oo sheegtay Inay Doorasho Diyaar u Yihiin

garbahaaray

Shirarkii Dib u heshiisiinta Doorashada ee ka socday Magaaladda Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa lasoo gaba-gabeeyay Maanta, Kaas oo ka qayb Galeen Maamulka iyo Bulshada Gobolka Gedo oo ugu horeeyo Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi iyo Wasiirada arimaha Gudaha Maamul Goboleedyada marka laga reebo kan Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.