Shir jaraa’id oo maanta ay kuqabteen magalada baladweyn gudoomiyaha gobalka hiiraan kan dagmada baladweyn wasiiro, qaar kamid ah ururada bulshada magalada baladweyne iyo gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka labaad ee doowlad gobaleedka hirshabe ayaa si kulul ugu horyimaaday hadal Xalay kasoo baxay Midowga Musharaxiinta kaasi oo ku aadanaa inaysan baladweyne Doorsho ka dhici karin.
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan cali jeyte ayaa sheegay in Midowga Musharaxiinta ay u gafeen dadka reer baladweyne oo aay doonayaan inay doorshada kawareejiyaan Magaalada baladweyne.
Leave a Reply