Gudoomiyahii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji Macalimu ayaa sheegay in Hay’ada Nabad sugida ay saaka Mar kale celisay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde isaga iyo wafdi la socday ,arintan ayaa ku soo aadeysa xili uu Ra’iisalWasaare Rooble sheeagay in aan qofna laga celin karin Garoomada Diyaaradaha ee Dalka.
Leave a Reply