Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) Ku-xigeenada Gobolka Banaadir, Xoghayaha Guud, Culima’udiin, Agaasimeyaal, Guddoomiyeyaal Degmo iyo Ehelo ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kaga qeyb-galay Xus iyo Duco loo sameeyay Shuhaddadii ku Shahiiday Musiibadii 24 July 2019 ka dhacday Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo uu ugu horeeyay Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho AUN Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) Agaasimeyaal, La-taliyeyaal iyo Guddoomiyeyaal Degmo
Leave a Reply