Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Magaalada Cadaado kulan kula qaatay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beeshe Ree Xaaji Saleemaan.
Kulanka waxa goobjoog ahaa xubno ka tirsan labada gole ee DGM iyo maamulka degmada cadaado, ayaa diirradda lagu saaray amniga guud iyo sidii loo xoojin lahaa garab istaagga iyo howlgalada ka dhanka ah Kooxaha argagaxisada ah.
Leave a Reply