Akhriso:Madaxwaynihii Hore ee hishabeele oo laga yeeray Maxkamada Gobolka Banaadir

waare

Madaxwaynihii hore ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayay Maxkamadda Gobolka Banaadir sheegtay inay ka taallo Dacwad Madani ah.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Waxay u qabatay muddo Waare inuu 15 maalmood ah inuu ku yimaaddo Maxkamadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.