Guddoomiyaha Khilaafaadka Doorashooyinka oo Covid19 Muqdisho ugu geeriyooday

abyan

Guddoomiyihii Gudigga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Faderaal ee Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur, ayaa ku geeriyooday magaalada muqdisho.

Marxuumka ayaa waqtiyadii u dambeysay la xanuunsanayay cudurka COVID-19, kaasi oo lagu dabiibayay Isbitaalka Martini

Allaha u naxariisto Marxuum Cabdullaahi Abyan Nuur ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.