Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Fowziya Abiikar Nuur oo warbaahinta kula hadlaysay Magaalada muqdisho ayaa waxay ka warbixisay halista cudurka Coronaha iyadoo bulshada ugu baaqday inay qaataan talaalka Coronaha si ay u badbaadiyaan naftooda iyo bulshada.
Leave a Reply