Daawo:Maleeshiyaad la wareegay xarunta dowlada hoose ee Belaedwayn

baladwayne

Ciimadamo hubeysan oo la magacbaxay Badbaadada Gobalka Hiiraan ay la wareegeen Xarunta looga arrimiyo gobolka hiiraan ee Magaalada baladwayne iyo goobo kale oo muhiim ah, waxaana sidoo kale lagu soo waramayaa in Ciidanku ay yihiin kuwo kasoo horjeedo Maadxweynaha Maamulkaaasi Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, oo la sheegay in uu ku wajahan yahay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.