Laamaha amniga Gaalkacyo ayaa xalay soo saaray amar ku socda Ganacsatada oo lagu faray inay xiraan goobaha Ganacsiga Magaalada, isla markaana Ganacsatada ka qeyb qaatan banaanbax ka dhacaya halkaas.
Inta badan goobaha Ganacsiga iyo kuwa Waxbarashada ee ku yaalla Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhanka Galmudug ayaa Maanta si bulshada uga qayb qaadato bananbaxa ka dhanka ah Shabaab.
Abaabulka banaanbax lagu taageerayo howlgalka ka dhan ah Al-shabaab ee Ciidanka dowladda iyo kuwa Daraawiishta Maamulka Galmudug ka wadaan Mudug ayaa ka socda Gaalkacyo, kaasi oo ka qeyb geli doonaan qaybaha Bulshada Gaalkacy.
Leave a Reply