Daawo:Maamulka Gedo oo Xayiraad kusoo rogay Axmed madoobe iyo Maamulkiisa

axmedbuule

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed ayaa Shir La Qaatay Saraakiisha Ciidamada Iyo ururada Bulshada Rayidka Sida Ururka Haweenka Dhalinyarada Iyo Odayaasha Dhaqanka Shirkaasi ayaa Laga Soo Saaray Qodobo lagu sugayo amniga Doorashada ka dhacaysa Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed ayaa in aan Degmada Laga Ogoleyn Inay yimaadan Maamulka Jubbaland Iyo Hub maamulkas Leeyahayba Inta lagu jiro doorashada,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.