Ciidan Isigu jira milateri iyo Booliis faro badan ayaa abaaro 05:00 subaxnimo soo weeraray gurigii Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon iyagoo argagax geliyey caruurtii iyo haweenkiiba.
Ciidamada Soomaaliland ayaa bilaa idin usoo daateen guriga Coldoon iyagoo baal maray xeerarkii caalamiga ahaa iyo tii dhaqan kaba.
Wariye Coldoon ayaa Xabsiga loo taxaabay maalmo ka hor kadib markuu ka hadlay Gabar baadiriyad ah oo Madax ka iskuulada Abaarso iyo Barwaaq.
Leave a Reply