Daawo:Maamulka Bardheere oo ka hadlay beel Gubtay Xaruntii caafimaadka Bisha Cas

baardheere

Maamulka Magaalada Baardheee iyo taliska booliska degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhacdadii saakay lagu gubay xarunta bisha cas ee degmada baardhere taas oo loo soo qabtay qaar kamid ah dadkii ka dambeeyey falkaas.

Maamulka Magaalada Baardheee iyo taliska booliska ayaa waxaa kaloo sheegay dadka dabka qabadsiiyey xarunta Caafimaadka ee Bisha cas inay tiradooda ahayd 8 qof todoba kamid ah waa lasoo qabtay midna waa lagu dabajooga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.