Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxuu ka Yiri geeridii Ikraan Tahaliil

shakuur

Warka dilka Ikraan Tahaliil oo ka tirsaneyd hay’adda sirdoonka Soomaaliya ayaa xalay fiidkii lagu shaaciyay warbaahinta dowladda, kaas oo tilmaamay in ururka Shabaab ay afduubteen gabadhaas kaddibna ay dileen.

Gudoomiyaha Xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdi shakuur  ayaa ka hadlay dilka Ikraan Tahaliil oo mudo kudhow labo bilood la goobaayey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.