Daawo:Mahdi Guuleed oo ka hadlay heshiiska laga gaaray doorashada somaliland

mahdi

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay heshiiskii Maanta isaga iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ka gaareen khilaafkii ka taagnaa doorashada kuraasta Gobolda Waqooyi ee Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.