Qoyska Aqoon yahan Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo Arbacadii lagu qafaashay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxay warbaahinta kula hadleen Xaafada Islii ee Magalaada Nairobi waxayna ka warbixiyeen qaabkii loo afduubay iyagoo laamaha Amniga Kenya ka codsadey in sida ugu dhaqsaha badan ay usoo celiyeen Cabdiwahaab Sheekh.
Leave a Reply