Kuxigeenka xoghayaha QM oo soo dhaweysay kulankii farmaajo

Farmaajo

Shalay oo Axmed ah bay ahayd markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Marwo Aamina Jane Maxamed.

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Marwo Aamina Jane Maxamed ayaa soo dhaweysay kulankii ay la qaadatay madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaas oo ku tilmaantay inuu ahaa mid mira dhala kaas oo madaxwayne Farmaajo ay ka gonayd in dalka ay ka dhacdo doorasho ku dhacda nabad laguna qanacsan yahay haweenkana ka qayb qaataan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.