Magaalada Jowhar ee caasumada maamul goboleedka hirshabeelle ayaa waxaa ka socota doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo dooranayo deegaanada Hirshabeelle.
Wareega kowaad doorashada kursiga beesha Udeejeen waxaa lagu reebay Mohamud Ahmed-Nur Tarsan oo ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya kenya ayaa helay 19, halka Raage xasan Xuuti 25 cod halka Dufle helay 54.
Leave a Reply