Xildhibaan Mahad Kilic oo Kamid ah Xildhibaannada maamulka Galmudug ee laga soo doorto Caabudwaaq iyo deeganada hoostaga ayaa waxuu ku eedeeyey Madaxwayne kuxigeenka Galmudug cali daahir inuu yahay qalin la adeegsanayo oo lagu burburinayo Deegaanada beesha Mareexaan dago.
Leave a Reply