Daawo:Cali yare oo sheegay ionusan aqoonsanayn Wasiir beenaadka amniga ee roble magacowday

caliyare

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir Cali Yare ayaa sheegay laamaha Amniga Gobalka Banaadir inaysan aqoonsana Lamana shaqeeyne Doonan Wasiirka Amniga aan Xalaasha ahayn, Banaanbaxna Muqdisho laguma qaban karo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.