Wasiirka Qorsheynta Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Dhahar ayaa waxuu ka hadlay Is hortaag Maamulka Puntland ku sameeyeen isaga iyo dadkii Soo dhaweynayey.
Wasiir jamaal ayaa sheegay waxa uu shegay in maalinta berri ah uu ka jawaabi doono is horgaaii lagu sameeyay maanta.
Leave a Reply