Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa Magaalada Baydhabo ku qaabilay Mas,uuliyiin ka socday Wasaaradda Arimaha Gudaha DGKGS oo Horkacayey Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Maxamed Abuukar Cabdi.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magacaabay Gudiga Adeega Garsoorka DGKG iyo Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Baay.
Leave a Reply