Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wahliyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya oo laga hirgeliyay Qardho.
Leave a Reply