Daahir Geele oo Rooble iyo Maamul goboleedyada ku eedeyey dib udhaca doorashada

daahirgeele

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Amniga Dalka,Doorashooyinka iyo Sarakac kuyimid Maciishada iyo dagaalada ka dhacay Galmudug.

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa uu ku tilmaamay dib udhaca doorashada inay tahay mid aan la aqbali karin ayna ka masuul yihiin dib udhaca doorashada Ra’iisalwasaaraha iyo Madaxda Maamul goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.