Daawo:Mahdi Guuleed oo ka qeeyb galay xilwareejinta Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

mahdi

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Mudane Mahdi Maxamed Guleed, ayaa ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul).

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka  dalka aya Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  u rajeeyay in uu Eebbe ku garab galo mas’uuliyadda loo igmaday.

Ugu danbeey Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ayaa mahadceliyay Agaasimihii hore ee hay’adda Maxamed Aadan Koofi, oo uu ku ammaanay shaqadii wanaagsaneyd ee uu ka soo qabtay hay’adda intii uu xilka hayay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.