Akhriso:Kursigii Barlamaanka ee Mahdi Guuleed Ku Guulaystay Oo Go’aan Laga gaaray

mahdi

Kursigii Xildhibanimo dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee dhawaan loo doortay ra’isulwasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed Maxamed  khadar ayaa  oo go’aan laga gaaray.

Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa shaaciyay  in hanaanka loo maamuley Doorashada kursi lanbar HOP#239 uu yahay mid sax ah oo waafaqsan habraacii loo dajiyay Doorashooyinka dadban 2020/2021, sidaas darteed waxuu ku wargalinayaa Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Her Federal (GHDHF) in ay u fasaxan yihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.