Boqolaal shacab ah oo isugu soo baxay Kismaayo si ay u dukadaan salaad Roob doon ah

kismaayo

Boqolaal qof ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Kismaayo si ay uga qeyb qaataan roob doon iyo Alle bari. Waxaana Roobdoonkan uu kusoo beegmayaa xilli abaar ba’an oo saameysay dad iyo duunyaba ay ka jirto deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.