Daawo:Maamulka Banaadir oo eedeyn u jeediyey wasiirka Waxbarshada Soomaliya

Cumar

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Wasiirka Wasaarada waxbarashada ku eedeeyey inuu Jabiyey Sharuucda Heshiiskii ay horay ugaareen wasaarada waxbarshada Soomaaliya iyo Dowlada hoose ee Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.