Daawo:Caabudwaaq oo Gurmad u fidisay reer guuraaga Mudug iyo Galgaduud

Caabudwaaq
Caabudwaaq

Odoyaasha,Culimada,Maamulka iyo Siyaasiyiinta Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in la soodhaweeyay dadka reer guuraaga ah ee u soo roob raacay Waqooyiga gobalka Galgaduud gaar ahaan Deegaanada hoostaga Degmada caabudwaaq .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.