Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Askar Ugandiis ah oo Xukun dil ah Lagu xukumay

wasiir

Wasiirka cadaaladda Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Xukunno dil iyo xabsi ah oo lagu riday askar Amisom ka tirsan oo dad shacab ah ku laayay Shabeellada hoose.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.