Abiy Axmed oo Addis Ababa kusoo dhaweeyey Uhuru Kenyatta

uhurukenyata

Ra’iisalwasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ali Axmed ayaa Magaalada Addis Ababa ee caasumada dalka Itoobiya kusoo dhaweeyey Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Soo dhaweynta Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxaa ka qayb galay Madaxwaynaha dalka Itoobiya iyo xubno ka tirsan wasiirada dalka Itoobiya.

Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Bartiisa Social Media kusoo qoray kusoo dhawoow Madaxwayne Magaaladaadii labaad, lama shaacin Safarka Uhuru waxa uu ku saabsan yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.