Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Jubbaland Yuusuf Xuseen Jeneraal Dhuumaal ayaa maanta kulan la qaatey wafdi ka socday hay’adda EUC kaas oo lagu dardargalinayo dhismaha ciidanka Badda.
Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Jubbaland Yuusuf Xuseen Jeneraal Dhuumaal ayaa maanta kulan la qaatey wafdi ka socday hay’adda EUC kaas oo lagu dardargalinayo dhismaha ciidanka Badda.
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Dhibka somali haysto waa midaan oo kale dhuumaal
Waa nin somali ah hayeeshee
Waxaad modaa in uu wali jubaland gooni taagan
Uu kajacal yahay Somalia
Istaagto tusaale ninkan kacankii
Somalia ayuu shaqaale kahaa waliba waqoyi ayuu jogay
Waana nin oday ah, waxay ahayed madaama uu yaqaan
Waxa aay tahay dowlad in
Uu u istaagto dhismaha dowlad
Somali ladahay waa sax in somali aay noqotay qabiil laakiin taas macanahadau
Mahan in aad yeelan waydo vision aad adigu ladahay
Waxay ahayed in uu fadaralka
Utago oo ciidan sharci ah
Uu waxa kabaabulo inta qabiil
Uu layahay kaya bada ilaaliya
Dhumaal adeer dhacay katag
Waqtigu wuu socdaaye
Wixii aan qalday rali ka.ahaada
Asc all of you somali