Guudlaawe oo Kulan la qaatay Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya

Guudlaawe

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran ahna Musharax Madaxweyne Sheikh Sharif Sheikh Ahmed iyagoo si weyn uga wada hadlay dardar galinta doorashada Xildhibaanada Golaha shacabka BFS.

Kulankani ayaa si weyn loogu iftiimiyey muhiimada ay leedahay dedejinta iyo daah furnaanta doorashada Soomaaliya Taas oo marar badan dib udhac ku yimid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.