Xildhibaan Nadiifo Faarax Jaamac ah Musharax Xildhibaan ee dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Balanballe ee Gobolka Galgaduud.
Soo dhaweynta Musharraxa Xildhibaan Nadiifo Faarax Jaamac waxaa ka qayb qaatay Xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug, waxgarad, haween, dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Balanbale, Xildhibaan Nadiifo oo Booqatay Airportka Balanballe ayaa ku yaboohday lacag dhan 5000 Doolar.
Leave a Reply