Daawo:Qoorqoor oo ka hadlay Amniga Doorashada ka dhacaysa Galmudug

qoorqoor

Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta daahfuray Shirweynaha Amniga Dowladda Galmudug kaas oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb.

Shirka oo ay kasoo qeybgaleen qaar ka mid ah golaha wasiirada oo ay ugu horreyso Wasaaradda Amniga, dhamaan saraakiisha ciidamada Qalabka sida, Gudoomiyaha maxkamada sare iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Shirka oo uu madaxweynuhu si rasmi ah u furay, ayaa socon doona muddo 2 maalmood ah, waxaana diiradda lagu saari doona amnig.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.