Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul insaanka dowlad goboleedka Galmudug Marwo Ifraax Ibraahim Warsame ayaa kulan laqaadatay guddiga dhismaha garoonka diyaaradaha degmadda Balanballe ee gobalka Galgaduud.
kulankaan waxaa ka soo qeyb galay masuuliyin ka tirsan mamulka Galmudug sida Wasiiro iyo agaasime yaal ayaa waxaa looga hadlay halka uu marayo dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Balanballe iyo sidii dhismihiisa layskaga kaashan lahaa.
Leave a Reply